shiinaha oo bisha u diray dayax gacmeed
16/12/2013 03:49
Shiinaha ayaa isku diyaarinaysa inay u dirto dayax gacmeed bisha taasoo kamid ah barnaamishkiisa hawada sare.
Markii ugu danbaysay ee lagu dago bisha waxay ahayd afartan sanno ka hor. Hadii uu Shiinaha ku guulaysto inuu ku dago bisha, shiinaha wuxuu noqon doonaa waddanka saddexaad ee u dira dayax...