shiinaha oo bisha u diray dayax gacmeed
Shiinaha ayaa isku diyaarinaysa inay u dirto dayax gacmeed bisha taasoo kamid ah barnaamishkiisa hawada sare.
Markii ugu danbaysay ee lagu dago bisha waxay ahayd afartan sanno ka hor. Hadii uu Shiinaha ku guulaysto inuu ku dago bisha, shiinaha wuxuu noqon doonaa waddanka saddexaad ee u dira dayax gacmeed bisha si loo baaro. Maraykanka iyo Ruushka ayaa horay u tagay.
Dayax gacmeedkan oo aan qofna saarnayn ayaa waxaa saaran robot afar lugo leh, oo awoodo inuu ku socdo laba boqol oo meter saacadii uuna maro buuro ilaa soddon degree ah.
faalada jamaal green
waa arin u soo hoyatay shacabka shiinaha,taasna waxee ku tusee hormarka shiinaha uu wada. 10-ka sano soo socoto shinaha waxuu noqon dona wadanka aduunka ugu sareeya am ugu xoga badan. markaan arkay shinahah sida dhaqalihiisa ku socdo. marekanka iyo rushka ayaka hoos bee u socdaan, yurubna si dookle.....